Xafladda Xeritaanka Horyaalka oo ka dhacday garoonka Wiish, waxaa wada ciyaaraya Gabdhaha Elman iyo Heegan oo kaalmaha koowaad iyo Labaad ka galay Horyaalka.
Abaalmarinada Wiilasha
1 . Heegan Koobka Kaalinta koowaad
2.Gift Stars Koobka Kaalinta Labaad.
Xuseen Cali Shiikh: (Heegan) laacibka ugu wanaagsan.
Cabdifitaax Maxamed Macow Buukaale (Heegan)
Laacibka ugu dhibcaha Badan (Top Scorer) 161.
Anwar Cabdullaahi Dhiblaae (Heegan) Macallinka ugu wanaagsan.
Abaalmarinada Gabdhaha:
1-Elman Koobka Kaalinta koowaad
Heegan. Koobka Kaalinta Labaad
Saciid Maxamed Shiikh (Elman) Macallinka ugu wanaagsan.
Raxmo Axmed (Elman) laacibadda ugu wanaagsan.
Anab Cabdi Cali (Woman Sports ORG) laacibadda ugu dhibcaha Badan ( Top Scorer) 118.
Cumar Mahdi Cali (Woman Sports ORG ( tabaraha da’yar ugu wanaagsan.
Juweyriya (Heegan) Abaalmarinta Bikad ah.
Dhanka kale Xoghayaha Guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga Saadaq Cabdulqaadir Xaaji ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Macallimiinta Kubadda Kolayga oo uu tababar 2 maalin soconayay siiyay.
Sidoo kale Xoghayaha ayaa qalab isboorti oo isugu jiray Dhar, Kubado iyo agabja Farsamada ee Macallinta.