Xafladda Xeritaanka Horyaalka oo ka dhacday garoonka Wiish, waxaa wada ciyaaraya Gabdhaha Elman iyo Heegan oo kaalmaha koowaad iyo Labaad ka galay Horyaalka.
Abaalmarinada Wiilasha
1 . Heegan Koobka Kaalinta koowaad
2.Gift Stars Koobka Kaalinta Labaad.
- Xuseen Cali Shiikh: (Heegan) laacibka ugu wanaagsan.
- Cabdifitaax Maxamed Macow Buukaale (Heegan)
Laacibka ugu dhibcaha Badan (Top Scorer) 161.
- Anwar Cabdullaahi Dhiblaae (Heegan) Macallinka ugu wanaagsan.
Abaalmarinada Gabdhaha:
1-Elman Koobka Kaalinta koowaad
- Heegan. Koobka Kaalinta Labaad
- Saciid Maxamed Shiikh (Elman) Macallinka ugu wanaagsan.
- Raxmo Axmed (Elman) laacibadda ugu wanaagsan.
- Anab Cabdi Cali (Woman Sports ORG) laacibadda ugu dhibcaha Badan ( Top Scorer) 118.
- Cumar Mahdi Cali (Woman Sports ORG ( tabaraha da’yar ugu wanaagsan.
- Juweyriya (Heegan) Abaalmarinta Bikad ah.
Dhanka kale Xoghayaha Guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga Saadaq Cabdulqaadir Xaaji ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Macallimiinta Kubadda Kolayga oo uu tababar 2 maalin soconayay siiyay.
Sidoo kale Xoghayaha ayaa qalab isboorti oo isugu jiray Dhar, Kubado iyo agabja Farsamada ee Macallinta.